#Garowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Ay Weheliyaan Wasiirka wasaaradda Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed, Gudoomiyaha Maxkamada Sare,Xeer-illaaliyaha guud ee Dowladda Puntland iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka Sida Ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Garsoorka Puntland oo Si Casri ah loo dhisay.
Dhismaha xaruntaan oo ka Mid ah Dadaalada Ay Wasaaradda Cadaaladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland wado Ayaa Qeyb ka ah Kor u qaadida Cadaalladda iyo Garsoorka.
Baahinta:
Xafiiska Warfaafinta iyo wacyi-galinta Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland.