ANNOUNCEMENTS

Ogaysiis Tirakoobka dugsiyada quraanka

Wasaaradda Caddaalada Arrimaha Diinta iyo dhaqancelinta Dowladda Puntland waxay macalimiinta dugsiyada quraanka ku wargelinaysaa inla bilaabay tiro-koobka dugsiyada quraanka 18/04/2019 uuna socon-doono illaa 28/04/2019 xarunta wasaaradda caddaaladda cidii waqtigaas uu dhaafana aqoonsiga dugsiga waa lagala noqonayaa. Codsigan waxaa ku saxiixan Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda cadaaladda Puntland.