#Garowe: Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland ayaa wada Siyaasada ka hortaga iyo ciribtirka Garaacida Caruurta loogaysto iyo Xadgudubyada ka dhanka ah Caruurto oo Maskaxdooda Waxyeelo u gaysta.
Agaasimaha guud ee wasaaradda drs maryan maxamed Abshir ayaa soo xirtay Tababarkaan oo socday Labo Bari.
Baahinta:
Xafiiska Warfaafinta iyo wacyi-galinta Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland.