Somali News

 

#Garowe: Wasiirka Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed ayaa kulan La qaatay Xubnaha Bahda Cadaalladda Puntland oo Tababar ugu soo dhammaaday Magaalada Garowe.

Wasiirka ayaa Ku bogaadshay shaqada ay Dadkooda u hayaan sidoo kalana Faray In ay Cadaalladda iyo Dhex dhaxaadnimada dhowraan ayna Xoojiyaan wada shaqaynta Bahda Cadaalladda Puntland.

Baahinta:

Xafiiska Warfaafinta iyo wacyi-galinta Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland.